KING CK – SOMALILAND

SOMALILAND – KING CK Lyrics Letra:

Abwaan Heeso Curin kara
Hablo Sacabka Tumi kara
Hareer taada gali kara
Hargeysa Laga Helaaa

Hadh wanaag hargeysaay
Hal abuurka umadaay
Halka loo hiloobaay
Waqal iyo Hir doog laay
Hiil kaagii baan ahey
Hilib kaaga laga jarey

Waa hees aan ugu tala galney
Hargaysa iyo
Hal abuur keeda
Abwaan keeda hablaheeda
Shidan waxaad
sugtaan ba
La soo saar hasocoto hawshu
Weeyaan

KING CK – SOMALILAND

%d blogueiros gostam disto: