No menu items!
More

    DALMAR YARE – RAQIA

    RAQIA – DALMAR YARE Lyrics Letra:
    Wa dhiig galmudg qurux lo dhameey,
    Wa ubax dhashoo Galgaduud kabaxay,
    Wa dhalaal Xaradheere ka muuqatoo,
    Wa Gobtii Raqiya Allah dhaladsana, 2x.
    Wa dhabeel faceeda kamaseera oo,
    Wa dhidib nolosha lagu tiirsadoo,
    Wa dhanaan,macaan aan qaraar lahayn,
    Dhankastaba haweyn loogu deeqaye. 2X
    Raqiya amaantaba way dhaaftoo,
    Dhamideed Allah xuural-cayn ka dhigay, 2x
    Maalintaan bartaan nolol dhaba galee,
    Nolol dhaba galoon, nolol dhaba helee, 2x
    Waa nasab jirto indho diiriseey,
    Waa gacal dhaboo nafta loohuroo,
    Qalbi dhaya naxariis lahoo oo daacad ahee,
    Waa dhameys Raaqiya Allah xabiibsana.
    Waa naruuro dheef matabaan dagtoo,
    Dhuusa-mareeb Xertii qalbiyada wacnaa,
    Waa naftayda ruux aan ku dhaarta oo,
    Waa dhaayaha aan wax ku daawadee, 2x
    Raaqiya amaantaba way dhaaftoo,
    Dhamideed Allah xuural-cayn kadhigay. 2x
    Maalintaan bartaan nolol dhaba galee,
    Nolol dhaba galoon, nolol dhaba helee, 2x
    DALMAR YARE – RAQIA

    Advertisement

    Roro Harb – Asmar...

    Roro Harb - Asmar Nutella ( Lyrics) | رورو...

    Feid – Alakran Lyrics

    Feid - Alakran ( Lyrics) Letra FeidVEVO Feid -...

    蕭敬騰 Jam Hsiao 《白夜》...

    蕭敬騰 Jam Hsiao 《白夜》 Lyrics Letra Letra...

    Velet – Umudunu Kesme...

    Velet - Umudunu Kesme ( Lyrics ) Letra VELET...

    Chi Pu | HOA...

    Chi Pu | HOA DƯỚI MẶT TRỜI ( Lyrics...

    D Voice Ft Zuchu...

    D Voice Ft Zuchu - BamBam ( Lyrics...