SULDAAN SEERAAR – AX MATIRI Lyrics

SULDAAN SEERAAR – AX MATIRI Lyrics Letra Suldaan Seeraar SULDAAN SEERAAR – AX MATIRI Lyrics

Ma aflaxay jaceylkii
Ma onkaday sidii roob
Unugyada jirkaagiyo
Ma ku faafay oogada ×2

Ma ilmeysay goortuu
Eebaad suntiisiyo
Arimidiyo ku gaadho
Amakaag layaabliyo
Ax ma tiri Ax ma tiri
Ax matiri ayaamahan

Ma abuurmay xiisihii
Ma u koray sidii ubax
Agagaarkiyo beerkiyo
Ma waraabshay oofaha
Ma waraabshay oofaha

Ma adkeysan weydoo
Eedaadka caashaqa
Intuu oontiyo kaa jaray
Erayada amaantiyo

Ambaqaadka caashaqa
Wuxuu aayo yeeshaa
Kolka labo is aaminay
Isla udub dhigaanoo
Ixtiraam ku beeraan

Ax matiri ma tit
Ax ma tiri ayaamahan
Ax ma tiri Ax ma tiri
Ax ma tiri ayaamahan

Lyrics, Letras, Paroles, Deutsche, Letras, Testi,Тексты, Texty, Norske, Текстови, Versuri, Persian, Liricí, Lirik, Nederlandse, Tagalog

Deixe um comentário

O seu endereço de e-mail não será publicado. Campos obrigatórios são marcados com *